Wararka

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo Xarunta Gurmadka Qaranka ka furtay Magaaladda Muqdisho.

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Marwo Maryan Qaasim, ayaa sheegtay in wasaaraddu ay furtay Xarun loogu...

Xisbiyada siyaasada dalka south africa oo dowlada South africa ugu baaqay in ay u gurmadaan shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho (SONNA) Xisbiyada siyaasada dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareeyay qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gumaaday shacabka Soomaaliyeed 14-kii bishaan kaa...

Ku simaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Lacag ku warreejiyey Guddiga Gurmadka Qaranka “Sawirro”

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/rashiid Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta kormeeray Xarunta Guddiga Gurmadka Qaranka, isagoo Guddigaasi ku...

Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qaranka oo Deeq lacageed ku warreejiyey Guddiga Gurmadka Qaranka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qalabka sida, ayaa Deeq lacageed oo dhan 2.000$ oo iyaga dhexdooda ay iska soo arruuriyeen ku wareejiyey Guddiga Gurmadka...

Diyaarado Kenya iyo Qadar ka socoda oo goor dhow qaadaya 35 dhaawacyo ah.+(SAWIRO)

Muqdisho(SONNA) Waxaa weli magaalada Muqdisho ka soconaya howlaha gurmadka ah oo loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho,iyadoo...

Ugu Akhris Badan