Ciraaq(SONNA) Waxaa maanta loo dareerayaa codbixinta aftida laga qaadayo shacabka Kurdiyiinta ee Waqooyiga Ciraaq,taasi oo ku aadan in ay noqdaan Dal madax banaan, oo...
Muqdisho(SONNA) Hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ay xilkeeda ku soo laabatay markii afaraad ka dib markii ay ku guuleysatay cod bixinta doorashadii ka dhacday Dalkaasi...