Wararka

Mareykanka oo si adag uga hadlay xasuuqa Rohingya

Myanmar(SONNA) Rex Tillerson Xoghayaha arrimaha dibadda ee Wadanka Mareykanka ayaa sheegay in gaboodfallada dalka Myanmar loogu geystay muslimiinta laga tirada badanyahay ee Rohingya ay...

Masar oo looga baroor diiqey dadkii ku waxyeeloobey qarixii Soobe

Waxaa sii kordhayay qeylo dhaanta iyo walaaca laga muujinayo xasuuqa Shabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qarixii bahalnimada ahaa oo ka dhacay...

Angelino Alfano “Talyaanigu wuxuu rabaa in uu muujiyo taageeradiisa dhammaan qoysaska dhibanayaasha iyo kuwa Ku dhaawacmay Qaraxii Soobe”,

Muqdisho(SONNA) Dowladda Talyaaniga ayaa lacag dhan 300,000 oo Euro ugu deeqday Soomaaliya si wax looga qabto dadka waxyeelada ay ka soo gaartay Qaraxii wuxuushnimada...

Masar oo looga baroor diiqay dadkii ku waxyeelloobay qarixii Soobe

Waxaa sii kordhayay qeylo dhaanta iyo walaaca laga muujinayo xasuuqa Shabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qarixii bahalnimada ahaa oo ka dhacay...

Madaxweynaha oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyayaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa...

Ugu Akhris Badan