Wararka

Wareegii u dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo socota

Jowhar (SONNA) Waxaa wali magaalada Jowhar ka soconeysa doorashada Madaxweynaha Maamulka hirshabeelle, iyada oo loo gudbay wareegii saddexaad ee doorashada, kadib markii ay dhammaadeen...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamadda Qalabka Sida

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani...

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka bilabatay Jowhar

Jowhar(SONNA)--Magalada jowhar ayaa si rasmi ah uga bilaabatay doorashada Madaxweyne ee maamulka Hirshabeelle, kaasi oo ay ku taratamayaan Musharxiin dhowr ah. Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa...

Maxamed Cabdi Waare oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabeelle.

Waxaa soo gaba gabowday doorashada Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ee ka socotay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo ay ku tartamayeen 8 Musharax. Tartan adag...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamadda Qalabka Sida.

Muqdisho, 16 Seb, 2017——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka,...

Ugu Akhris Badan