Wararka

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Muqdisho ka dhacay

Shilkan gari oo ka dhacay aroornimadii saaka  ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa ka dhashey khaaare isugu jira...

Diyaaradaha wax duqeeya ee Mareykanka oo u dhawaaday hawada Waqooyiga Kuuriya

Mareykanka (SONNA) Habeenkii xalay ayad ayaa Diyaaradaha nuuca dagaalka ee bamka xambaara ee uu leeyahay  Maraykanku waxay dulmareen meel u dhow Xeebaha Bari ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Xogahaya guud ee Qaramada Midoobey António Guterres, waxayna kala...

Diyaaradii Ugu Horeysay Ee Rakaab Sida Oo Caawa 27 Sano Kadib Xili Habeen Ah Kasoo Degtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA)-Mudo 27 sano ah kadib markii ugu horeysay waxaa caawa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaaradii ugu horeysay ee sida...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wakiilka Midowga Afrika oo kulmay-Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyo Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan