Wararka

Maamulka G/ hiiraan oo sheegay in ay ku guulaysteen qeybinta deeq gar gaar ah

Shiikh Xuseen Guddoomiye ku xigeenka Arrimah bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay inay si wanaagsan u...

Maamulka Jubbaland oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Kismaayo la ballaarinayo.

Madaxweyne Ku Xiggeenka Labaad Ee Dowlad Goboledka Jubbaland oo ay Wehlinayaan masuuliyiin katirsan Masuuliyiin ka tirsan maamulkaasi iyo  Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ...

Maamulka Jubbaland oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha Magaaladda  Kismaayo la ballaarinayo

Kismaayo (SONNA) Madaxweyne Ku Xiggeenka Labaad Ee Dowlad Goboledka Jubbaland oo ay Wehlinayaan masuuliyiin katirsan Masuuliyiin ka tirsan maamulkaasi iyo  Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka...

Wasiir ku xiggeenka Shaqada XFS oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan, ayaa kulan...

Gudoomiyaha golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaalya

Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin jian, waxa ayna ka wada...

Ugu Akhris Badan