Wararka

Kulan baroordiiqa,dhaqaalena loogu aruurinayo dadkii cadawgu ku xasuuqay Muqdisho oo lagu qabtay dalka Kuwait. SAWIRRO.

Kuwit(SONNA)-Jaaliyadda somaliyeed ee kuwait ayaa kulan baroor diiq iyo tacsi ah u sameeysay dhamaan shacabkii soomaaliyeed ee 14kii octoobar ku lagu xasuuqay caasimadda muqdisho...

Wasiirka caafimaadka oo booqatay dhaawacyo Imaaraadka loo qaadi doono-Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Booqashada wasiirka caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Dr. Fowziya Abiikar Nuur, ay maanta ku tagtay isbitaalka Sheekh Zaaid ee magaalada Muqdisho, oo lagu daweynayo qaar...

hey’adaha Zamzam Foundation IHH oo deeq dawo ah ku wareejisay guddiga gurmadka deg-degga (sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo guddiga gurmadka deg-degga ayaa deeq dawo ah oo loogu talogalay isbitaallada ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay weerarkii ex SOOBE...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Uganda

Muqdisho, 22 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar shaqo oo qaadanaya muddo hal maalin ah ugu amba baxay dalka Uganda, si...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar shaqo oo qaadanaya muddo hal maalin ah ugu amba baxay dalka Uganda, si uu dhiggiisa dalkaas...

Ugu Akhris Badan