Wararka

Guddoomiye Jawaari iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Dalka Suudaan “Sawirro”

Suudaan(SONNA) Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawari ayaa u amba baxay dalka Suudaan kadib markii uu casuumaad...

Maxakamada kutaala Jarmalka oo xukun ku riday dad ku eedeysan falal argagixisanimo

Jarmalka(SONNA) Wadanka Jarmalka ayaa Maxkamad ku taala waxaa ay  xukun xabsi ah ku riday koox hubaysan oo la sheegay inay ka dagaalameen wadamada Syria...

Dowladda Spain oo kala dirtay baarlamankii Catalonia

Iyadoo maamulka Catalonia uu ku dhawaaqey madax bannaani ayaa Mariano Rajoy Raii'sul wasaaraha Spain wuxuu kala diray baarlamaankii maamulkaasi. Waxaa uu sidoo kale Raii'sul wasaaraha...

Soomaalida Koonfur AFrica kunool oo ka qeybgalay bandhig dhaqameed halkaasi lagu qabtay

Waa barnaamij hido iyo dhaqan ah oo ay soo agaasintay Jaamacada Johannesburg waxaa ka qeybgalayay ardayda dhigata jaamacadaasi ee ka kala yimid dalalka dunida...

Wasiir Isloow oo Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga

Ankara(SONNA) Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Turkiga Suleyman Soylu. Kulanka oo ka dhacay xarunta...

Ugu Akhris Badan