Wararka

Gadiidka Dabdamiska Magaaladda Boosaaso oo ku howlan daminta dab ka kacay gudaha Magaalada Boosaaso

Sida aan wararka ku heleyno Magaalada Boosaaso dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla halka loo yaqaano Afar Irdoodka. Wararka ayaa waxa...

Mid kamid ah Dhacdooyinkii ugu Xanuunka badnaa ee laga Dhaxlay Qaraxii Soobe

Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa qaraxaasi noloshooda ku waayay...

Madaxweyne C/weli Gaas”Waan soo dhaweynaynaa casuumaadii uu noo fidayay madaxweynaha Soomaaliya”

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyey Casuumadda uu u fidiyey Madaxweynaha Soomaaliya Madaxda Maamul Goboleedyadda , Mudane Gaas ayaa haddalkaan ka sheegay mar uu...

Xaalado bani’aadanimo oo kataagan deegaanka Koogaar+Sawirro

Shabeelada Dhexe(SONNA) Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warbixin gaar ah oo aan kaga hadleyno  saameynta  Colaadda iyo abaarta ay ku yeelatay  dadka degan deegaanka...

Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan daadejinta Awoodda Dowladda

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa maanta furay   Wajiga  sadaxaad  iskaashi  wadajirka ah ee...

Ugu Akhris Badan