Wararka

Golaha Shacabka oo ka dooday soo dhoofinta badeeco dalka laga heli karo

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ ayaa waxaa looga hadlay soo...

Guddoomiyaha Gobolka oo la hadlay dad dibad baxyo dhigayay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta la hadlay wadayaasha bajaajta ee magaalada Muqdisho oo dibad baxyo cabasho ah...

Guddoomiye Jawaari oo aaday safar dibadda ah

Afhayeenka golaha shacabka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u amba-baxay dalka Koofur Afrika, isagoo ka qeybgali doona shirka guddoomiyeyaasha...

Shir lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee Dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Muqdisho ka furay shir afar maalin socon doona oo lagu...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada puntland waxaana soo laabtay inta badan golahii wasiirada...

Ugu Akhris Badan