Wararka

Guddoomiye Jawaari oo la kulmay madaxda Jubbaland

Kismaayo(SONNA) Wafdigan oo uu hoggaaminaya guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa siweyn loogu soo dhaweyey magaalada Kismaayo ee xarunta...

Taliska AMISOM oo faah faahiyay bixitaanka ciidamada Amisom

Muqdisho(SONNA):--Kadib shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madera ayaa shaaciyay Tirada Ciidamada ugu horeeyo ee...

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ahna Kusimaha Wasiirka iyo Saraakiisha...

Shir ku saabsan maalgelinta Tamarta Dalka oo Muqdisho ka furmay+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Shirka khubarada tamarta waarta ee dalka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Dowlada Soomoaliya oo kaashanaysa hey'adda Qaramada...

Ugu Akhris Badan