Wararka

Madaxweyne Ordugan oo Amray diyaarado gurmad ah oo Soomaaliya loo soo diro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Turkiga Recep Tayib Erdugon ayaa amray in diyaarado sida gar gaar caafimaad iyo dhaqaatiir ay si deg...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi isagu jira Wasiiro , Maamulka Gobolka Banaadir, Culima’udiin iyo Ururada...

Madaxweynaha Turkiga Oo Amray In Diyaarado Gar gaar Caafimaad Sameeya Loo Diro Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Turkiga Recep Tayib Erdugon ayaa amray in diyaarado sida gar gaar caafimaad iyo dhaqaatiir ay si deg deg...

Guddoonka Aqalka sare falkani dhacay waa mid aan loo dulqaadan karin”

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa booqday isbitaalka Madiina si uu tacsida iyo dhibaatadii dhacday ula...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe

Muqdisho, 15 October 2017....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi isagu jira Wasiiro , Maamulka Gobolka Banaadir,...

Ugu Akhris Badan