Wararka

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya

Guddiga difaaca ee golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta la kulmay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, kulaankaas oo daba...

Heshiiska ay gaareen TVga Qaranka iyo TVyada Dowlad Gobaleedyada

Heshiis Iskaashi Agaasimeyaasha Telefishannada Qaranka (SNTV), PuntlandTV (PLTV), Jubaland TV iyo Koofur Galbeed Soomaaliya (KGSTV) waxa ay ku heshiiyeen arrimaha soo socda: 1- In ay is dhaafsadaan wararka...

Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir...

Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan ayaa kulan casho sharaf ah layeeshay...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Kulan casho sharaf ah laqaatay xildhibaanada dowladda dhexe ku matala Hirshabelle”Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada...

Ugu Akhris Badan