Wararka

Wafdi uu hugaaminaayo G/Aqalka sare oo maanta ku wajahan Garoowe

Muqdisho (SONNA) Wafdigaan uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo socda gaaraan Magaalada...

R/Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Caabd-Waaq

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Warfaafinta Mudane Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan, Xoogahayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Mudane Maxamed Keynaan...

Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso”

Nairobi(SONNA)Iyadoo weli mucaaradka ay ka soo horjeedaan hanaanka doorashada ayaa Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta wuxuu  sheegay in aysan baaqan doonin doorashada madaxtinimada ee...

Hoos u dhac ku yimid ganacsigii ay lahaayeen Soomaalida K/Afrika+Sawirro

K/Afriak(SONNA) Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika laguna qabtay Xarunta Safaaradda ayaa waxaa ka qeybgalay Safiiirka Soomaaliya ee dalkaasi,Madaxda Safaaradda,ganacsato...

R/wasaare Khayre”Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay in Dowlad Goboleedyada ay kala shaqeysa dowrkoodi ku aadan dhismaha Dowladnimo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Madaxwaynaha Hirshabeele , waxuuna balan qaaday in uu kala shaqayn doono dib-u-heshiisiinta, Is-cafiska, Kalsooni abuurista...

Ugu Akhris Badan