Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay Ololaha taageerada Haweenka ee Howlgalka ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho (SONNA) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas'uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Xildhibaano iyo xubno kala...

R/Wasaare Khayre oo ka qeyb-galaya Munaasabadda Ololaha Haweenku ay ku taageerayan Ciidanka XD oo Muqdisho ka oscota

Muqdisho(SONNA) Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka bilaabatay Munaasabad ku saabsan Ololaha Haweenka Soomaaliyeed ee taageeridda howlgalada ciidanka Xoogga Dalka ay wadaan ayaa haatan...

Wasiirka amniga gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo “SAWIRRO”

Kismaayo (SONNA) Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane  Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Kismaayo ee...

Dowlada Hoose ee Galkacyo oo bilowday bur burinta dhismayaal sharci darro ah “SAWIRRO”

  Howl galkaan oo ah mid lagu bur burinayay dhismayaal si sharci dara ah looga dhistay wadooyin iyo meelo biyo bareeno horay u ahaa ayaa...

R/Wasaare Khayre oo ka qeybgalay kulan loogu duceynayay Jenaraal Calishariif

Kulankan loogu ducaynayay Allaha u naxriistee Taliyihii Hoggaanka ciidamada Nabad Galiuada Waddooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Cali SHariif) oo dhawaaan geeriyooday ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan