Wararka

Tirinta codadka doorashadii Soomaaliland oo socota

Somaliland(SONNA) In kabadan 700 kun oo codbixiyayaal ayaa codkooda ka dhiibtay ugu yaraan 1,600 oo xarumo codeyn, waxayna kala dooranayeen saddex musharrax oo doonaya...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Haweenka Soomaaliyeed waa inay hormuud u noqdaan xoreynta dalka

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka...

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo Tabbabar loo furay

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa waxaa loo tababbarayaa in ay dajiyaan Qorshaha Wasaaradda ay ku shaqeyn doonto Sanadaha...

Ra’isulwasaaraha oo ka qeybgalay daah furka taageerrada haweenka ee ciidammada qalabka sida

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo...

R/Wasaaraha XFS”Haweenku waa badbaadiyaasha Qaranka,mana aqabalidoono in Shabaab ay dadka laayaan”

Muqdisho(SONNA) Munaasabadani oo ujeedkeedu ahaa  Ololaha Haweenka Soomaaliyeed ee taageerada howlgalada ciidanka Xoogga Dalka ay wadaan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana siweyn looga hadlay...

Ugu Akhris Badan