Wararka

Wasaaradda Amniga XFS oo digniin ka soo saartay falalka lidiga ku ah amniga

Muqdisho(SONNA) Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah. Wasiirka amniga oo...

Boqorka Sacuudiga oo dhawaan xilka ku wareejinaya Wiilkiisa

Jariiradda Daily Mail ayaa daabacday in Boqorka Dalka Sacudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-Sa’ud uu xilka ku wareejinayo wiilkiisa 32 jirka ah ee Amiir...

Wasaaradda Amniga XFS oo digniin ka soo saartay falalka lidiga ku ah amniga

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah. Wasiirka amniga oo ka...

Guddig doorashooyinka Soomaaliland”Majiraan wax is dabamarin

Waxaa weli soconaya tirinta codadka doorashadii Soomaaliland,iyadoo laga filayo guddiga in dhawaan uu soo saaro natiijadii rasmiga ahayd ee doorashada. C/qaadir Iimaan Warsame oo ah...

Madaxweyne Robert Mogabe oo diiday in uu iscasilo

Zimbabwe(SONNA) Tan iyo markii afgembiga uu ka dhacay Dalka Zimbabwe waxaa walaac laga muujinaya mustqbalka dalkaasi oo weli uu jahwareer ka taagan yahay. Bulshada  reer...

Ugu Akhris Badan