Wararka

Militariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay maleeshiyaada katirsan Arggagixisada Shabaab

Muqsisho(SONNA) Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo ay ku sugan...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in wax badan laga bedalayo sugida Amniga Muqdisho

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo warbaahinta kula hadlayay Xaunta Tabarka Ciidanka Booliska ee General kaahiye ayaa sheegay in...

Sidee Gobolka Shabeellaha Hoose uga socda howlgalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab?+(Dhageyso)

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee amniga Gobolkaasi iyo howlgalada...

Taliyihii Taraafikada oo Muqdisho lagu aasay

Muqdisho(SONNA) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu aasay Allaha u naxriistee meydka Taliyihii Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali, kaasi oo xalay...

Taliyihii Taraafikada oo Muqdisho lagu aasey

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu aasay Allaha u naxriistee meydka Taliyihii Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali, kaasi oo xalay ku...

Ugu Akhris Badan