Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyay kulan amniga ku saabsanaa

Kismaayo(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (AXmed Madoobe) ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka Golaha Amniga heer Dowlad Goboleed oo noqonaya kii...

Wafdiga ka socday Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo kulan la qaatay guddoonka iyo xubno katirsan Golaha Aqalka Sare ee Dalka+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare...

Mareykanka oo Bakistaan digniin adag u jeediyay

Bakistaan(SONN) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Pakistan in uu dhaawac soo gaari doono xiriirka laba geesoodka ah,haddii Dowladda ay Pakistan ku guuldaraysto in ay...

R/Wasaare Khayre oo magacaabey Wasiirka Gaadhaandhigga,xilkiina ka qaadey Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta

Muqdisho(SONNA)  Ra’iisul Wasaraah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaadey Wasiirkii Diinta iyo...

Madaxweyne Farmaajo iyo masuuliyiin kale oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Aas Aaskii Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho...

Ugu Akhris Badan