Wararka

Gudiga Gurmadka ee Putland oo soo gaaray Muqdisho”Sawirro”

Muqdisho(SONNA)-Gudiga gurmadka Qaran ee Putland ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho kuwaas oo wada lacago ay iska soo aruuriyeen shacabka iyo maamulka Putland si-ay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka dagaalka Alshabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Shabaab ka saarey deegano katirsan Shabeelooyinka

Howlgaladani oo ay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka wadaan deegaano katirsan Gobolada Shabeelooyinka ayaa waxaa Maleeshiyaadka Shabaab looga saarey deegaano dhowr ah oo katirsan...

Madaxda Soomaliya oo go’aan midaysan dul dhigtay sariikiisha AMISOM+ Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga Dalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulan...

Ururka Haweenka Qaranka oo 50 Haween ah baray farsamada gacanta

Muqdisho (SONNA) - Ururka Haweenka Qaranka ayaa maanta tababbar u soo gabo gabeysay 50 haween ah oo la baray farsamada gacanta, gaar ahaan tolidda...

Ugu Akhris Badan