Wararka

Michael Flynn oo qirtay arrin laxiriirta xiisadda Ruushka iyo Mareykanka

Washington(SONNA) War haatan soo baxay ayaa sheegaya in Michael Flynn oo hrey u ahaan jirey Taliyihii arrimaha ammaanka ee madaxweyne Donald Trump in uu...

Akhriso:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowaladda oo ku saabsan Soomaalida Liibiya ku Nool

Muqdisho(SONNA) War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadada ee Dowladad Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo la xiriira Soomaalida kunool Dalka LIibiya,waxaana uu...

Faah faahin ku saabsan dagaal Shabaab looga dilay 11 qof Gobolka Hiiraan

Hiiraan(SONNA) Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dilay ilaa 11 katirsan horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Shabaab,ayna dhaawaceen kuwo kale,kadib markii dagaal...

Mukhtaar Roobow oo SONNA uga waramay kulamo uu la yeeshey Madaxda K/Galbeed+Sawiro

Baydhabo(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in kulan halkaasi uu ku dhexmaray maanta Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur iyo mas’uuliyiinta...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeeyay Kenya

SONNA-(Kenya)-Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku riddaay muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/raxmaan Cabdi...

Ugu Akhris Badan