Wararka

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga...

Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C/laahi...

Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Nuur Faarax Xirsi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar, Wasiiru dowlaha Cabdulqaadirr Axmed-Kheir Cabdi, Wasiir kuxigeenka. Mukhtar Mahad...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

April. 2, 2017—-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho yimid(Sawirro)

Wefdi uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku soo dhoweyeen masuuliyiin uu horkacayey Ra'iisul wasaare...

Ugu Akhris Badan