Wararka
Boliiska dalka Kenya oo gacanta ku dhigay nin la baadi goobayay in muddo ah
Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan Boliiska dalkaas waxa ay sheegaya in gacanta lagu dhigay Cali Xuseen Cali iyo labo nin oo ay...
Dowladda Burundi oo sheegtay in ay ciidankeedu ka sii mid ahaan doonaan howlgalka AMISOM
Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay go'aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib markii la xaliyay Cabashooyin...
Dab Xoogan oo ka kacay dukaamo ku yaala suuqa Bacaad
Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isla...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo xilka la wareegay
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore...
Wasiirka Boostada oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal,...