Wararka

Miisaaniyaddu waa muraayadda laga daawado waxqabadka dowladda.

In la diyaariyo miisaaniyad ,isla markaana la cadeeyo qorshayaasha ku talagal ee lagu saleeyay lacagahaasi waa qaabka lagu yaqaan nidaam dowladnimo ee ku dhisan...

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

21-ka Novembar waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso. 1974-tii bishii...

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA) 21-ka Novembar waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso. 1974-tii...

Natiijada Doorashadii Soomaaliland oo lagu dhawaaqayo

Waxaa lagu wadaa in maanta uu Guddiga doorashooyinka uu ku dhawaaqo natiijada doorashadii madaxtinimo ee dhacday 13-kii bishan novembar,iyadoo ay soo dhamaaden tirinta codadka. Iyadoo...

Madaxweyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal...

Ugu Akhris Badan