Wararka

Safaf dhaadheer oo loogu jiro codbixinta doorashada Kenya

Kenya(SONNA) Dalka Kenya ayaa waxaa sirasmi ah uga bilaabatay doorashadii madaxtinimo iyadoo Ammaanka Dalkaasi aad loo adkeeyaywaxaana  loo dareeray codaynta doorashada lagu murmay ee...

Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Janaraal Maxamed Abshir Muuse

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo xalay ku geeriyooday...

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muuse

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jen, C/wali Jaamac Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Jeneral Maxamed Abshir Muuse oo hore...

Ku-simaha R/wasaaraha oo ka tacsiyeeyay geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muuse

Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii...

Doorashada ku celiska ah ee madaxtinimada oo saaka ka billaabatay dalka Kenya

Dalka Kenya waxaa maanta sirasmi ah uga bilaabatay doorashada madaxtinimo ee ku celiska ah  iyadoo Ammaanka Dalkaasi aad loo adkeeyay dadka reer Kenya ayaa...

Ugu Akhris Badan