Wararka

Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab oo ka qaxay deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka iyo Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA) Janaaral Max’ed Axmed Tareetisho oo kamid ah saraakiisha ciidanka xoogga Dalka ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in ay ka war-hayaan firxadka maleeshiyada argagixiisada...

Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mareynkanka+Sawiro

Columbus(SONNA) Boqolaal ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida oo isaga kala yimid Gobolada dalka Maraykanka ayaa soo buux dhaafiyay xaflada dhalashada Nebigeena Suuban (NNKH) kuwaas oo...

Wasiirka Arrimaha dibadda”Dowladda Seychelles dhawaan ayay nagu soo wareejinaysa maxaabiista”+Sawirro

 Seychelles(SONNA) Mudane Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaliya ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ku booqday 15 Soomaali ah oo...

R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga  kula kulmay dhaxal sugaha boqortooyada...

Itoobiya oo xirtay 103-Qof oo la xiriirinayo iska hor imaadka gobolka

Muqdisho(SONNA) Dowladda Itoobiya ayaa xirtay 103-Qof oo lala xiriirinayo dagaalo dhawaan ka dhacay Xuduudaha Labada Gobolka ee Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada,sida  uu Sarkaal ka...

Ugu Akhris Badan