Wararka

Magaaladda Melbourne oo lagu qabtay wiil Soomaali ah oo qorsheynayey Weerar argagixiso inuu geeysto

Melbourne (SONNA), Booliska  iyo Hay'adda Sirdoonka Dolwadda Australia, ayaa Xaafad ku taalla magaaladda Melbourne kasoo qabtay Wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu ka...

Shirka dib u eegista sharciga SHaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed oo garoowe ka furmay+Sawirro

Garowe(SONNA) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa  si rasmi ah uga furay  magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Shirka...

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha XFS oo maalinta berrito ah fasaxday shaqaalaha rayidka ee Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (SONNA), Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay  12-ka Mowliid...

Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baraawe

Muqdisho (SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa gaaray Magaalada...

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga iyo Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur

Bokool(SONNA) Wafdigan oo uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxmed uuna kamid yahay Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur ayaa goor dhow...

Ugu Akhris Badan