Wararka

Deg Deg: Madaxweynaha oo amray in la baaro falkii lagu galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka jawaabay fal sharci darro ah loo ciidammo ay maanta ku galeen hoyga Senator...

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay 2.7 $ Malyan oo loogu talagalay Abaaraha iyo Biyo la’aanta (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo...

GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO FURAY MADDAL LAGU HORUMARINAYO AF SOOMAALIGA

Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa waa mid meel sare ka jooga Madaxda Qaranka kuwaas oo si weyn u dhiiro geliya Barnaamijyada looga hadlayo qaabka...

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”

Muqdisho,December 28, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay...

Madaxweynaha Dalka oo xarigga ka jaray Qalabka maamulka Hawada Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta laga hagi doono Maamulka Hawada Soomaaliya oo markii...

Ugu Akhris Badan