Wararka

Hooyo Nasro oo Madaxda Qaranka iyo Bulshada ka codsatay in la caawiyo wiilkeeda oo aan lahayn meel uu ka saxaroodo {SAWIRRO}

Bashiir Maxamed Maxamuud oo ah Wiilkan yar Ee idiin muuqda kaas oo hal sano jir ah waxaa uu dhashey isagoo aan lahayn meel uu...

Mareykanka iyo Iiraan oo is dhaafsaday hadalo kulul ee ku aadan dibadbaxyada ka socda Iiraan

Dalka Iiraan ayaa waxaa sii kordhaya banaan baxyada rabshadaha wata ee ka dhacaya Dalkaasi,kuwaasi oo salka ku haya mid loooga soo horjeedo cadaadis la...

MAQAAL: Maxaa u qabsoomay Dowladda sanadka dhamaaday ee 2017?

Inkastoo ay badan yihiin waxyaabihii u qabsoomay Dowladda, balse waxaan halkaan ku soo bandhiheynaa qoraal kooba oo aan kaga hadlayno waxyaabihii u qabsoomay Dowladda...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo...

30 qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya.

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo geystay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhawac uu ka dhacay Dalkaasi. Sida...

Ugu Akhris Badan