Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Cabdi wali Gorod ayaa ka hadlay falkii lagu weeraray maanta guriga General Cabdi Qeybdiid.
General Gorod oo gaaray guriga Cabdiqeybdiid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka jawaabay fal sharci darro ah loo ciidammo ay maanta ku galeen hoyga Senator...