Wararka

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo dad shacab ah kula ciiday degmada Deyniile ee gobolka Banaadir

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda DanQaran, xildhibaano iyo masuuliyiin ka socday gobolka Banaadir ayaa la ciiday Shacabka Degmada Dayniile. Wasiirada, Xildhibanada iyo masuuliyiinta tagay degmada Dayniile...

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda DanQaran oo farxadda munaasabadda Ciidul fitriga la qaatay shacabka Muqdisho

Qaar kamid ah Wasiirada Xukuumadda DanQaran ayaa Farxadda Ciidul Fitriga la wadaagay Shacabka Degmada Daarusalaam ee Mogadishu. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha tacliinta Mudane Farax...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kumanaan shacab ah salaada ciidul-fidriga kula dukaday masaajidka Isbaheysiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kumanaan shacab ah salaada ciida kula dukaday masaajidka Isbaheysiga...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo salaada ciidul-fidriga kula dukaday jiida hore ee dagaalka ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka.

: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminayo howlgalka dabar-goynta Khawaarijta ayaa maanta jiida hore ee dagaalka kula dukaday salaada...

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu go’doomiyay dhul howd ah oo u dhaw Masaajid Cali Gaduud

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus ka fulinaya dhulka howdka ah ee magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Howlgalka oo cir iyo...

Ugu Akhris Badan