Wararka

Madaxweyna Farmaajo oo Addis Ababa kaga qeyb-galayo Shir madaxeedka Midowga Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo...

Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshey jaaliyada Switzerland

Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay kulan la qaatay Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaayo Magaallada Adis-Ababa ee Dalka Ethiopia

Shir madaxeedka wadamada Midowga Afrika ayaa ka furmaya maalinta berrita ah magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya,kaasi oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyaasha Dowladaha Afrika. Madaxweynaha...

Kulan looga hadlaayay Haweenka iyo Xuquuqul-insaanka oo lagu qabtey Magaalada Nairobe

Shalay ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya kulan ay halkaasi ku lahaayeen xubno ka socday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka...

Dalka Masar oo lagu soo gaba-gabeeyey Aqoon kororsi ku aadan Dalxiiska Qaaradda Afrika

Aqoon kororsi iyo cilmi baaris la xiriirta Bad iyo Bariga ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Aqoon kororsigan oo...

Ugu Akhris Badan