Wararka

Kenya oo mar kale codsatey in muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu dhammeeyo wada hadal

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in mowqifka Kenya ay ka taagan tahay muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya ay tahay...

Wasiirka Amniga: Shirar aan fasax loo haysan lama qaban karo

  Wasaaradda Amniga Gudaha dalka ayaa sheegtay in aan la qaban karin shirar aan fasax looga heysan wasaaradda amniga iyo maamulka gobolka Benadir. Wasiirka Amniga Gudaha...

Khilaaf soo kala dhex galay madaxda Maleeshiyada Alshabaab

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in uu jiro khilaaf aad u xooggan oo soo kala dhex galay horjoogeyaasha maleeshiyada Argagixisada ah ee...

Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyay ee kalfadhiga 2-aad

Golaha Shacabka ayaa maaanta yeelanaya Kulankooda ugu dambeeye ee kalfadhiga 2-aad , iyadoo Mudanayaashu ay fasax galayaan. Kulankooda Maanta ayaa lagu wadaa inay warbixin looga...

Mas’uuliyiinta Galmudug iyo Puntland oo furay waddooyinkii xirnaa ee Gaalkacyo

Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha Galmudug,Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdiwali Jaamac (Gorod) iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa waxaa ay si...

Ugu Akhris Badan