Wararka

Madaxweyne Gaas oo kulan la qaatey agaasimaha HSJ

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa qada sharaf u sameeyay Agaaasimaha Guud HSJ Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi iyo wafddi...

Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka:Midnimo iyo Dadnimo.. Gardarro iyo Tusaalooyinka Gobolka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa lagu wadaa in uu furo kalfadhiga saddexaad ee labada aqal ee baarlamaanka dalka oo fasax ka soo laabanaya....

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) (SAWIRRO).

Maarso 9, 2018) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad...

Maraykanka oo cunaqabatayn saaray Laba hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday inay xukuumadda Washinton cuna-qabatayn kusoo rogtay Axmed Iimaan Cali iyo Cabdifataax Abuubakar Cabdi, kuwaasoo ay...

Xarunta Dawladda Hoose oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo gaba-gabeynayay maalinta Haweenka (SAWIRRO).

8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran karo way hor taagan...

Ugu Akhris Badan