Wararka

Raa’iisulwasaare ku xigeenka soomaaliya oo la kulmay ra’iisul wasaaraha hindiya

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleed iyo wafdigiisa oo ku sugnaa Dalka Hindiya ayaa Kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi...

Masuuliyiinta wasaarada maaliyada oo ka tacsiyeeyay geerida masuul ka tirsanaa wasarada Maliyada

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, Wasiiru dowlaha H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi, Wasiir...

Abwaan baarleex oo soo gaaray muqdisho

Mas”uuliyiintan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta  Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho kuso dhoweeyey Abwaan Cabdullahi Xirsi Baarleex oo mudoyinkii ugu danbeeyey ku xanuunsanaa magaalada...

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabiray dhul waddo ah

 Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan...

Dowllada soomaaliya oo u soo bandhigtay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM lagala wareegayo amaanka dalka.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta...

Ugu Akhris Badan