Wararka

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo iskaashi wada saxiixdey

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi ganacsi oo dhinacyo badan leh, kaddib markii ay yeeshyeen shir ku...

Shirka dib u eegista socdaalka oo ka furtay Cadaado

Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamul-goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegita Shirciga Socdaalka Soomaliya, waaxana shirkani...

Galmudug Oo U Diyaarsan Soo Dhaweynta Madaxweynaha Dalka.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen soo dhaweynata Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Mudane Xaaf ayaa...

Gaalkacyo oo laga hir-gelinayo Garsoor ciidan oo ka madax banana Maamulada Galmudug iyo Puntland….

Wafdi uu hugaaminayo taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed  oo ay wehliyeen, xildhibaanada labada  aqal ee laga soo doortay deeganadaasi, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga...

QM oo ugu baaqday Maamulada Somaliland iyo Puntland in ay ka wada hadlaan xasaradaha ka jira Gobalka Sool.

Ergeyga ugu sareeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ku baaqay daganaansho iyo wada hadal Somaliland iyo Puntland. Isagoo joogo magaalada Hargaisa oo xarun...

Ugu Akhris Badan