Wararka

Guddiga Doorashooyinka oo sii wada diiwaan gelinta xisbiyada

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sii wada diiwaan gelinta Axsaabta siyaasadeed ee dalka. Guddiga ayaa shaaciyay astaamaha iyo calamada loo diiwaan geliyay xisbiyo...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo aqbashay Rafcaan uu soo qaatay Col Cabdi Naasir Xoosh Maxmmed oo 20 February Maxkamadda...

Taliyihii Raxanta Doomaha Badda oo ah eedeysanaha ayaa horay u dilay Allaha Uanaxariisa Gen Saciid Aadan Yuusuf Mariino oo ahaa Abaanduulihii Ciidamada Badda dilkaas...

Heshiisyo dhex maray Soomaaliya iyo Pakistaan.

Dowlada Soomaaliya iyo Pakistaan ayaa ka Shalay oo Kamiis ahayd ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka Labada dhinac iyo xoojinta iskaashiga...

Agaasime koofi oo Nairobi kula shiray Saraakiisha hay’adda IOM -(Sawirro)

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Col; Maxamed Aaden Koofi, oo safar shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa kulan la qaatey madaxda...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb qaatay ololaha nadaafadda iyo bilic soo celinta Caasimadda +Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb qaatay ololaha billahaa ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta...

Ugu Akhris Badan