Wararka

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dawladda Kuwait “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,  ayaa saaka gaaray Dalka Kuwait,  isaggoo ay la socdaan Ganacsato...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SNTV), Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar u fadhiya...

Wasaaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka oo gudoontay lacag lagu caawinaayo barakacyaasha

Shir jaraa'iid ay maanta si wadjir ah ugu qabten magaalada muqdishi si hayaha wasiirka waasaradda gar gaarka iyo mareynta masiiboonyina dowlada soomaaliya cilmi cumar...

Mudanayaasha Gabdhaha ee ka tirsan Aqalka Sare oo booqday Xabsiga Dhexe

Xubnaahaasi ayaa waxa ay la kulmeen taliyaha guud ee ciidanka Asluuubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud  Bashiir Maxamed Jaamac  oo xafiiskiisa uu ku soo dhaweeyay  waxa...

Maamulka Gobalka Banaadir oo abaal marin gudoonsiiyay Maamulka Degmada Hilwaa

Gaadiidkan oo ah nooca laanguruusalka ayaa maamulka gobolka Benaadir waxaa uu abaal marin ahaan u gudoonsiiyay gudoomiyaha Degmada Hiliwaa kadib horumarka uu maamulka degmada...

Ugu Akhris Badan