Wararka

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Jabuti-(SNTV)-Agasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya , Mahamed Aadan Jimcaale (koofi) oo safar shaqo ku jooga wadanka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay Degmada...

Suudaan(SNTV) Magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan ayaa lagu qabtay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli tababara Leyli Saraakiil ah in muddo...

Gobolka Banaadir oo deeq gaarsiiyay barakacayaal ku dhaqan gudaha iyo daafaha Muqdisho.

Muqdisho-(SNTV)-Mas’uulliyiin sare oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shalay deeq ka kooban Agabka kala duwan gaarsiiyey qaar kamid ah xeryaha dhaca duleedka Caasimadda...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta Dambi baarista ee C.I.D oo dib u dayactir uu ka socdo.

Muqdisho (Sntv), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen  qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka  Booliska, ayaa...

Duqa Muqdisho oo daahfuray Ololaha Taakulo ee bisha Ramadaan.

Muqdisho (SNTV) –Guddoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray Ololaha Taakulo ee bisha Ramadaan oo lagu caawinayo...

Ugu Akhris Badan