Wararka

Afar musharax oo wareegga labaad u gudubtay

Waxaa la soo gabagabeeyay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 10-musharax,waxaana hadda loo gudbayaa wareega...

Madaxweyne Farmaajo oo qadka teleefanka kula hadlay ciyaartooyda 17 jirada

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa teleefoonka Magaalada Gitega ee Dalka Burundi kula hadlay Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Xulka da’yarta Soomaaliya ee Galabta qeybta...

Wafdi ka socda dowlada federalka soomaliya oo gaaray magallada Juba

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtaar Mahad Daa’uud ayaa gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada wadanka Koonfur Sudan, Halkaasi uu...

Maalintii labaad ayuu ka socdaa Magaalada Nairobi kulanka looga hadlayo Arrimaha Fataahadaha

Qodobada maanta xooga la saaray waxaa ka mid ah sidii deg deg wax looga qaban lahaa dadkii saameynta u gaysatay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaana ay...

wasiir Beyle oo ka warbixiyay waxqabadka wasaradda Maaliyada

Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xafiiskiisa kula hadlayay warabaahinta ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda, wuxuuna shirkiisa jaraa’id uu diiradda ku saaray,qorshaha...

Ugu Akhris Badan