Wararka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda oo garoonka ku soo dhaweyay ciyaartooyda 17 jirada ee dalka soo gaaray

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah...

Wargelinta: Tartan cilmiyeedka Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku Wargalinaysaa Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Dowlad Gobaleedyada ka dhisan Dalka in Radio Muqdisho iyo SNTV ay sanadkii 8-aad...

Ciyaartooyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya oo maantay soo gaaray muqdisho.

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo Guul...

Keating oo hambalyo u diray guddoomiye Maxamed Mursal.

Muqdisho(SNTV) -War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska danjiraah QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa loogu halbalyeeyey guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal...

R/wasaare ku xigeenka dalka oo Xildhibaanada ku Bogaadiyay hanaanka ay u doorteen Guddoomiyaha cusub.

Muqdisho (SNTV) Ra’iisalwasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa hambalyo udiray Guddoomiyaha cusub ee Golaha shacabka. Ku xigeenka Ra’iisalwasaaruhu...

Ugu Akhris Badan