Wararka

Dowladda Qadar oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Wanla-weyn

Doxa-(SNTV)-Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Qadar ayaa si weyn loogu cambaareeyay qarax xooggan oo Shalay ka dhacay Suuq lagu iibiyo...

Taliye ku-xigeenka Booliska gaarka ah ee Galmudug oo gaarey magaalada Hobyo

Hobyo(SNTV):–kormeerkan oo ahaa mid loogu kuur galayay howlaha shaqo ee ciidanka Booliiska degmada Hobyo, islamarkaana la xariira dadaalada sugidda iyo adkaynta ammaanka ayaa waxaa...

Guddoomiye Maxamed Mursal oo maanta la caleema saarayo

Muqdisho(SONNA) Munaasabadda caleema saarka gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maant ka dhaceeysa magaalada Muqdisho, iyadoo haatan ay socoto qaban qaabada ku aadan...

Ra’iisal Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dhexe ee maamulka hawada Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)– Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee maamulka hawada Soomaaliya, si uu ugu kuur galo...

Wasiirka Batroolka oo kulan la qaatay Danjiraha Norway ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Kulankaan oo looga hadlayey sida looga faa’iideysan karo  Kheyraadka, batroolka, tamarta iyo qaabka xirfada shaqaalaha wasaaradda sare loogu qaadi lahaa,  ayaa wasiirka...

Ugu Akhris Badan