Wararka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer ku tagay Isbitaalka Erdogan ee Ex Digfeer kulane la qaatay madaxda isbitaalka iyo bukaanada ku jira

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ra”iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ujeedada kormeerkiisa waxa ay ahayd u kuurgalida Xaalada caafimaad ee dadka ku jira Isbitaalka iyo qaabka wax...

Maxkamada sare ee CQ oo ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada 1-aad ugu xukuntay Ex-G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed

Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu...

orodyahaanka cabdi bile cabdi oo casho sharaf muqdisho logu sameyay

Munaasabadaani casho sharaf ah oo lagu dhiira gelinayay halyey Cabdi Bille Cabdi ayaa xalay loogu qabtay magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro,Xildhibaano...

Taliyaha ciidanka Asluubta oo saxaafada u sharxay hormarka shaqo abuur ee haweenka maxaabiista ah

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac  Keynaan oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Taliyaha Xabsiga dhexe iyo Saraakiil kale, ayaa maanta mid...

Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay wadaan Qorshe dib u habeyn laguna xoojinayo Amniga

War ay soo saartay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay Ciidamada qeybahooda kala duwan oo muujiyey dadaalka weyn iyo nafhurnimo ay ku badbaadiyeen...

Ugu Akhris Badan