Wararka

Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 xubnood oo ka tirsanayd Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)- Bayaan Khamiistii aynu soo dhaafnay kasoo baxay Ciidamada Milliteriga Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday meel...

IGAD oo ka digtay Duufaan mar kale ku dhufata Soomaaliya

Nairobi-(SNTV)- Xarunta dhexe ee saadaasha Hawada Urur Goboleedka IGAD (ICPAC) ee uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa ka digtay Dabaylo iyo Duufaanno xooggan oo kusoo...

Duqa Muqdisho oo Afur sharafeed u sameeyey Safiirrada dalalka Islaamka

Muqdisho(SNTV):– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo caawa afur sharafeed u sameeyey Danjireyaasha dalalka Islaamka u fadhiya Soomaaliya...

Degmooyin ka wada tirsan Puntiland oo ku wada tartamay, tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Degmooyinka Boosaaso iyo Garoowe oo ka wada tirsan maamulka Puntiland ayaa ku wada ballansanaa  tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan Ugu horreynba waxaa nasiib...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax-dhigay Xarunta Dabdamiska D/Wadajir

Muqdisho(SNTV):– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo maanta dhagax dhigay xarunta Gurmadka Deg-dega ah iyo Dabdamiska Degmada Wadajir...

Ugu Akhris Badan