Wararka

Shir looga hadlayay Xasilinta dalka oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-uheshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Mohamed Sabriye ayaa shir guddoomiyey shir meeqaamkiisu sarreeyo oo looga hadlayay xasilinta dalka,kaasi oo...

Golaha Shacabka oo hakiyay kulammadoodii caadiga ahaa

Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta Kalfadhiga 3aad Kulankiisa 11aad waxay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ee Muqdisho. Kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo...

Taliyeyaasha Ciidamada Asluubta iyo Booliska oo kormeeray Ciidan tababar uu uga socdo dugsiga Gen. Kaahiye

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa kormeeray Ciidamo...

Guddiyada amniga iyo Arrimaha gudaha ee Golaha Shacabka oo ka shiray amniga xildhibaanada iyo xarunta Golahaasi

Muqdisho(SNTV) Guddiyadda Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee Golaha Shacabka oo Kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamidka yihiin adkeynta ammaanka...

Guddiga Miisaaniyada,maaliyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Maaliyadda XFS

Muqdisho(SNTV);- Guddiga Miisaaniyadda,Maaliydda,qorshaynta iyo la Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Maanta la  kulmay Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo uu...

Ugu Akhris Badan