Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo Waraaqaha Aqoonsiga u gudbiyay Agaasimaha UNOV

Safiirka Soomaaliya ee dalalka Switzerland iyo Austria, Khadra Axmed Ducaale, ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbisay Ms. Ghada Waly, oo ah...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo daah-furay hindise sare loogu qaadayo waxtarka xoolaha

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa ka qeyb galay munaasabadda daahfurka Hindisaha Mustaqbalka Dhaqashada Xoolaha...

Wasiirka Dhalinyarada XFS oo iska diiwaan geliyay degmada Shangaani

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa iska diiwaangeliyay maanta degmada Shangaani asaga oo qaatay kaarka codbiyaha. Diiwaan gelinta dadweynaha ka qaybgalaya...

Shirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad

Shirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad, iyadoo maanta lagu falan qeyn doono Xaquuqul Insaanka si gaar ah haweenka, Carruurta iyo Naafada. Agaasimaha guud ee...

Muqdisho oo maanta ay ka billaabaneyso diiwaangalinta codbixiyeyaasha golaha deegaanka

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan degmada Shangaani waxa maanta ka billaaban doono diiwaangalinta codbixiyaasha golaha deegaanka, kuwaas oo la qorsheeyay in ay...

Ugu Akhris Badan