Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Xabad joojin degdeg ah hala sameeyo, dhiiga daadanayana hala baajiyo”

Muqdisho, 25ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la'aan ah loo joojiyo...

Wasaardda Amniga oo war ka soo saartay dhacdadii ka dhacday Barta Kantorool ee Ciidanka Amniga ee KM-0

Muqdisho(SNTV) Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka la wadaageysaa shil kooban oo shalay galabnimadii abbaarahihii 5: 30 Galabnimo ...

Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 xubnood oo ka tirsanayd Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)- Bayaan Khamiistii aynu soo dhaafnay kasoo baxay Ciidamada Milliteriga Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday meel...

IGAD oo ka digtay Duufaan mar kale ku dhufata Soomaaliya

Nairobi-(SNTV)- Xarunta dhexe ee saadaasha Hawada Urur Goboleedka IGAD (ICPAC) ee uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa ka digtay Dabaylo iyo Duufaanno xooggan oo kusoo...

Duqa Muqdisho oo Afur sharafeed u sameeyey Safiirrada dalalka Islaamka

Muqdisho(SNTV):– Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo caawa afur sharafeed u sameeyey Danjireyaasha dalalka Islaamka u fadhiya Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan