Wararka

Injineerro Turki ah oo soo booqdey Muqdisho

Muqdisho, 21 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiikiisa ku qaabilay khubaro iyo Injineero ka...

Siyaasadda Sharciga Trump ee soo galootiga oo u wareegtay Kongareeska si loo meelmariyo

Muqadisho (SNTV) Siyaasadda Mareykanka ayaa dagaal xooggan ugu jirta sidii ay wax uga qaban lahayd caruurta soo galootiga ah oo laga gooni yeelay waalidiintooda...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa

Addis Ababa-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, si uu ugu qayb galo shirka deg-degga ah ee Urur...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo Ra’iisul Wasaare Khayre Kulan soo Dhaweyn ah ugu Sameeyey Oslo

Norway(SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddankaasi ku dhaqan,...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyeyaasha degmooyinka kala hadlay xuska toddobaadka xorriyadda

Muqdisho, June 20, 2018--Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....

Ugu Akhris Badan