Wararka

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddada isku xirta Madaxtooyada & Dekadda.

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa Maanta xariga ka jaray Wadada ka soo baxda Madaxtooyada Soomaaliya ee...

Wasiir Beyle”Waxaan u gudubnay Wajigii Sadexaad ee Deyn Cafinta oo aan fileyno inuu noqdo kii ugu dambeeyey”

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxa uu faahfaahiyay wixii u qabsoomay bishii tagtay wasaaradda Maaliyadda. Wasiir...

Dibad baxyada Gaza: Wararkii ugu dambeeyay “Sawirro”

In ka badan labo bilood falastiiniyiinta Gaza ayaa dhigayay mudaharaadyo meel udhow deegaanada xeeyndaabka ay joogaan ciidamada Israa’iiliyiinta ah, kaasi oo ay ku dalbanayaan...

Lebanon oo shaqaalaha UNHCR ka joojisay rusqaddii shaqada

Wasiirka Arimaha Dibadda Lubnaan ayaa ku eedeeyay Hay’adda Qaramada Midoobay in ay fidanayso cabsida islamarkaana ay niyad jebin ku hayso dadka qaxootiga ah ee...

S/guud Bashiir Maxamed Jaamac”Madaxda sare ee dalka way iga aqbaleen in Miisaaniyad loo helo caruurta agoonta iyo danyerta”

Muqdisho(SNTV) Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo goob joog ka ahaa munaasabad kooban oo walaalaha Turkiga ay dhar ciid ugu qeybinayeen...

Ugu Akhris Badan