Wararka

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Ganaraal Cali Baashi

Muqdisho(SNTV):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen....

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga

Muqdisho (SNTV), June 14, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciid-ul-fitriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo...

Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in berri ay tahay Ciid

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdey in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciiddul Fitriga. Xog-hayaha joogtada ee...

Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay guddiga qaban-qaabada munaasabadaha xorriyadda

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa lagu magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban...

Ugu Akhris Badan